Waa maxay Soomi?
Soomi waa app Android ah oo Soomaalida u bara Ingiriisiga qaab fudud โ casharro, ciyaaro, iyo focus paths si aad ugu barato waxa aad rabto.
Features
- ๐ฏ Casharro heer A1 ilaa C1
- ๐ฎ Ciyaaro (Somabot, SRS, ClosePlay)
- ๐ฅ Streak & XP
- ๐ฏ Focus mode โ baro hal nooc cashar
Caawimo / Support
Email: support@soomlish.com
Wax dhibaato ah? Noo soo qor โ waan ku caawin doonaa.