Juun 20, 2026
Ingiriisiga barashadu ma aha inay adag tahay. Soomi wuxuu isku darayaa casharro tayo leh, ciyaaro tartan ah, iyo hab lagu raaco horumarkaaga — sida Duolingo, laakiin loogu talagalay Soomaalida.
Laga bilaabo A1 ilaa heer sare, waxaad helaysaa casharro ku habboon heerkaaga. Qof kastaa wuxuu ka bilaabaa meesha uu joogo — ma jirto cid ka dambaysa.
Somabot, ClosePlay, iyo ciyaaraha kale waxay ka dhigaan barashada mid xiiso leh. Waxaad la tartami kartaa classmates-kaaga oo aad kor ugu kacdaa leaderboard-ka.
Habka Auto wuxuu kuu diyaariyaa casharro si toos ah isugu xiga. Ma baahnid inaad ka welwesho waxaad xiga baran doonto — app-ku wuu kuu hagaajiyaa.